Gobolka Shabeele | Salada Cunto ee Geeska Afrika| Horn of Africa Food Basket

13 Views
Published
Gobolada Degaanka Soomaalida

Macluumaadka Guud ee Gobolka Shabeele, Degmooyinka uu ka kooban yahay. Kaabayaasha Dhaqaale ee Gobolka ka jira, Mashaariicda Beeraha ee Waraabka Wabiga Shabeele. Barnaamij tayo badan oo aad xog badan ka helayso

Macluumaadka waxaan ka soo uruurinay

Xafiiska Warfaafinta Degaanka Soomaalida
Xafiiska Waraabka iyo Dooxooyinka
Xafiiska Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha

Ha moogaaan Muuqaalkan oo dhamaystiran iyo kuwa 10ka Gobol ee kale oo aan idiinku soo baahin doono bogga youtube.com/geedkanabada si uuna kuu faadhin subscribe dheh gambaleelkana taabo

#BaroDegaankaaga
#DDSHodanWeeye
#DDSGoodImage
Category
Food
Be the first to comment